21.8K views
695 likes
57 comments
220 shares
Dhallinyarada beesha Gurgure ee (Ismaamulka magaalda Dire Dawa, Hurso, Magaalad Cadd, Erer, Gota, Bike iyo Afdem) ayaa soo saaray baaq ay ku taageerayaan go'aanka Golaha Dhaqanka ee deegaanka Gurgure, oo ah : 1- in si degdeg ah shirweyne laysugu yimaado 2- in laga tashado ku biirka Dire Dawa iyo Federalka Ethiopia ama ka sii mid ahaanshaha DDS #Gurgure #diredawa #dds #mustafacagjar #Jigjiga #erer #sitti #federalgovernmentofethiopia #ethiopian_tik_tok #diredawa #somali #somaliregion #gurguraworeda #somalilandtiktok #diridhaba #gurgura #g7 #hurso #gurguraugaas