Casri College -Hargeisa ยท @casricollege

Posted 2 weeks ago
10.52K followers
1.99K views
118 likes
4 comments
6 shares

๐ŸŽฅ๐Ÿ“ธ๐—๐ˆ๐‘๐…๐€๐ƒ๐ƒ๐” ๐–๐€๐€ ๐Œ๐”๐’๐“๐€๐๐๐€๐‹๐Š๐€๐€๐†๐€! Maanta ardayda Camera Training & Video Editing ee Casri College waxay qaateen tababar gacanta ah (Practical Training), iyagoo si toos ah u baranaya sida camera loo isticmaalo, sawirro tayo leh loo qaado, iyo muuqaal loo duubo loona tafatiro. ๐ŸŽฌโœจ Waxaan ku dhiirrigelinaynaa dhammaan dhalinyarada jecel Photography, Videography & Video Editing inaysan ku ekaan aqoon buug oo keliyaโ€”xirfadda waxaa lagu bartaa ficil, ku celcelin iyo dadaal. ๐Ÿ’ช๐ŸŽฏ ๐ŸŒŸ Haddii aad leedahay hal-abuur, jeceshahay camera-da, sawir qaadista iyo samaynta muuqaalada, tani waa fursadda aad ku dhisan karto xirfad dhab ah oo mustaqbalkaaga wax ka beddeli karta. ๐ŸŽ“ ๐‚๐€๐’๐‘๐ˆ ๐‚๐Ž๐‹๐‹๐„๐†๐„ ๐Ÿ“ข Bishan waxaa la qaadanayaa FASALO CUSUB! Haddii aad rabto inaad barato: ๐Ÿ“ธ Camera Training ๐ŸŽฅ Videography โœ‚๏ธ Video Editing ๐ŸŽจ Graphic Design ๐Ÿ“ฑ Social Media Content Creation Ha sugin fursaddaโ€”fursadda lafteeda samee! ๐Ÿš€ ๐Ÿ“ž Contact: 511171 | 0638004001 ๐Ÿ“ Casri College โ€“ Hargeisa, Somaliland #CasriCollege #CameraTraining #VideoEditing #Photography #Videography