Posted 2 months ago
10.4K followers
4.94K views
175 likes
10 comments
14 shares
📸✈️ Ardayda 𝘾𝙖𝙨𝙧𝙞 𝘾𝙤𝙡𝙡𝙚𝙜𝙚 ee barata Camera Training, Drone Training iyo Video Editing ayaa safar dalxiis iyo waxbarasho iskugu jiray u baxay 🌍🎥🚁 Safarkan ayaa ahaa mid ay ardaydu si weyn ugu riyaaqeen 😍, waxaana halkaas lagu qaatay practical dhamaystiran oo kor u qaaday xirfadaha ardayda 🎬📷. Ardaydu waxay si farxad leh ugu barteen qaabka saxda ah ee loo isticmaalo camera-da, drone-ka iyo farsamooyinka casriga ah ee Video Editing-ka 💻✨ Safarkani wuxuu ahaa isku dhaf waxbarasho, madadaalo iyo waayo-aragnimo cusub 🌿🚌, taas oo ardayda siisay kalsooni iyo aqoon dhab ah oo practical ah 🎓🔥 𝘾𝙖𝙨𝙧𝙞 𝘾𝙤𝙡𝙡𝙚𝙜𝙚 — Halka xirfadda iyo hal-abuurku ka bilaabmaan 🌟