Gurgura Online · @gurgura.online

Posted 3 weeks ago
24.21K followers
691 views
31 likes
2 comments
1 shares

Mustafe Cagjar ma Ibrahim Osman iyo Cisse ka baqa? Mustafe Cagjar ma Cissu madaxweyne u yahay mise Soomaaliyow dhan? Mustafe Cagjar aya u taliye? Mustafe Muxu been iyo balamo waxba kajirin u qaada? #Hurso Degamo maxa looga wayay? Degamada #Erer maxa loo qeybiyay si ay Cisse xilibaanin iyo kuraas u badsadaan ba? #Gurgure #jigjiga #dds