Posted 1 month ago
2.01K followers
2.34K views
132 likes
3 comments
3 shares
๐๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐ก๐ฎ ๐ฆ๐ ๐๐ก๐ ๐ฌ๐ก๐๐ก๐๐๐๐จ ๐ค๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐, ๐ฐ๐๐ ๐ฑ๐ข๐ซ๐๐๐, ๐ก๐๐ฅ-๐๐๐ฎ๐ฎ๐ซ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ค๐๐ซ๐ญ๐ข ๐ฅ๐ ๐ฑ๐๐ช๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐๐ฒ. Muuqaalkan wuxuu soo bandhigayaa qayb ka mid ah safarka guusha ee ardayda ka qalin-jabisay ๐๐๐ง๐๐๐ข๐ซ ๐๐ซ๐๐ข๐ง๐ข๐ง๐ ๐๐ง๐ฌ๐ญ๐ข๐ญ๐ฎ๐ญ๐ (๐๐๐), kuwaas oo si xirfad leh ugu difaacay mashaariicdooda qalin-jabinta iyagoo hortagay macallimiinta, maamulka machadka iyo marti sharaf kale. Ardaydu waxay soo bandhigeen mashaariic ku salaysan Baahida suuqa shaqada noqonkartana xal dhab oo loo helay baahiyaha dhabtaa ee kka taagan goobaha shaqada, kuwaas oo ay ka mid yihiin 1.๐๐จ๐ฅ๐๐ซ ๐๐๐ญ๐๐ซ ๐๐ฎ๐ฆ๐ฉ ๐๐จ๐ง๐ญ๐ซ๐จ๐ฅ๐ฅ๐๐ซ ๐๐ฌ๐ข๐ง๐ ๐๐๐ฅ๐๐ฒ ๐๐จ๐ ๐ข๐, oo ah nidaam casri ah oo si otomaatig ah u maamula bamka biyaha ee ku shaqeeya tamarta qorraxda. 2.๐
๐จ๐ซ๐ฐ๐๐ซ๐ ๐๐ง๐ ๐๐๐ฏ๐๐ซ๐ฌ๐ ๐๐ก๐ซ๐๐-๐๐ก๐๐ฌ๐ ๐๐จ๐ญ๐จ๐ซ ๐๐จ๐ง๐ญ๐ซ๐จ๐ฅ ๐๐ฒ๐ฌ๐ญ๐๐ฆ, oo muujinaya farsamooyinka lagu hago matoorada 3-phase-ka ah ee looga baahanyahay warshadaha si hagaasan oo hufan. 3.๐๐ฎ๐ญ๐จ๐ฆ๐๐ญ๐ข๐ ๐๐ญ๐๐ซ-๐๐๐ฅ๐ญ๐ ๐๐จ๐ญ๐จ๐ซ ๐๐ญ๐๐ซ๐ญ๐๐ซ, oo loogu talagalay in lagu yareeyo qulqulka korontada marka matoorku bilaabanayo isla markaana kor loogu qaado badbaadada iyo cimriga qalabka. Mashruuc kasta wuxaa ka muuqday in ardaydu aysan ku ekaan aqoonta fasalka oo keliya, balse ay awood u leeyihiin in ay naqshadeeyaan, isku xiraan, tijaabiyaan, sharaxaan, isla markaana difaacdaan nidaamyada farsamo ey dhiseen oo ah kuwo waafaqsan baahiyaha warshadaha casriga ah. Tani waa natiijada waxbarasho ku dhisan Practical, hal-abuur iyo u diyaar-garowga suuq shaqada oo tartan xooglihi ka jirikaro. Waxaan hambalyo u diraynaa dhammaan ardayda difaacatay mashaariicda farsamo, kuwii horay uga qalin-jabiyey machadka, macallimiintii dadaalka badan gelisay iyo maamulka Banadir Training Institute (BTI) oo si joogto ah uga shaqeynayey soo saarista xirfadlayaal leh aqoon iyo karti wax ku ool ah. Waxaan u rajaynaynaa ardaydeenna mustaqbal ifaya iyo guulo waaweyn oo ay ka gaaraan shaqooyinka iyo mashaariicda ay mustaqbalka hoggaamin doonaan. ๐๐๐ง๐๐๐ข๐ซ ๐๐ซ๐๐ข๐ง๐ข๐ง๐ ๐๐ง๐ฌ๐ญ๐ข๐ญ๐ฎ๐ญ๐ (๐๐๐) โ ๐๐ฎ๐ข๐ฅ๐๐ข๐ง๐ ๐๐ค๐ข๐ฅ๐ฅ๐ฌ, ๐๐ฆ๐ฉ๐จ๐ฐ๐๐ซ๐ข๐ง๐ ๐
๐ฎ๐ญ๐ฎ๐ซ๐๐ฌ.