Posted 1 week ago
171.91K followers
22.4K views
1.21K likes
22 comments
40 shares
#🇸🇴 Somalia vs Tanzania 🇹🇿 Maanta indhaha taageerayaasha kubadda cagta Soomaaliyeed waxay ku jeedaan Kigali Pele Stadium, halkaas oo ay ku kulmi doonaan Mogadishu City Club (MCC) 🇸🇴 iyo Simba SC 🇹🇿 kulanka Group B ee tartanka CECAFA Kagame Cup. MCC waxay maanta mataleysaa magaca Soomaaliya, iyadoo wajahaysa mid ka mid ah kooxaha ugu awoodda badan Bariga Afrika. Come on MCC All Somalis are behind you Let’s go 💪🏻🇸🇴💙 #qabiirka🦁 #somalinimo🇸🇴🇸🇴💙🇸🇴🇸🇴🙏🙏 #somalitiktok12 @Goat Geeseey 🐐🇸🇴 @Deeq Aariyo @Omar Artan 🇸🇴