Pubblicato 17 orologio fa
3.67K seguaci
2.24K views
76 likes
9 comments
21 shares
๐๐๐ฆ๐๐๐ฅ๐ฒ๐จ ๐๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐๐ฒ๐ฌ๐ญ๐๐ฒ๐๐๐ฌ๐ก๐ ๐๐๐๐ช๐๐ ๐๐๐ฑ๐๐๐ซ๐๐ฌ๐ก๐จ ๐๐ ๐๐๐ง๐ค๐๐๐ ๐๐๐ก๐จ๐ฅ๐๐ซ๐ฌ๐ก๐ข๐ฉ ๐๐๐๐! ๐โจ Jaamacadda Bariga Afrika - Garowe waxay si mug leh u hambalyaynaysaa ardayda ku guuleysatay imtixaanka loo galay deeqda waxbarasho ee Hankaab Scholarship 2026. #EAUGarowe #HankaabScholarship2026 #EAU