Maryan qurux 🩵 · @maryanissack1

Posted 1 week ago
535.85K followers
385.1K views
41.9K likes
422 comments
1.04K shares

Gabar uur leh oo lafuray markaa arko waa uduceyaa xaladey kujirto iyo buuqa lagu furay💔xanunkas waa somaray abyo waxana bilabay inaa noqdo hoyoda dunida ugu adag ilmaheyga dartoda naafo aya noqday alx hada intii xanun aan somaray waan ilabay hadana ayagaa ushaqestaa🫶😩abyo adna is adkeey xaladaha adag wala baxaa🫶😩😭