Abdulahi Warsame Roble · @abdulahirob

Posted 1 week ago
87.69K followers
476.6K views
37.6K likes
928 comments
13.4K shares

"Gurigeyga waala burburiyay Ilaaheey ayaan u sheegtaa Xaafadan Halaag iyo Jibis ayaa ka dhacay, 95-sano ayaa jiraa xaaladan oo kale waligeey ima soo marin" Sheekh Qaasim Yaasheyga oo araga la' ayaa laga burburiyay Gurigiisa oo ku yaala Xaafada Buula Daa'uud ee degmada Shibis. #ILASOCO #tiktokindia #tiktok #somalitiktok12 #tiktokviral